Dugsigii Sare Ee Laasadacawo Oo Albaabada Loo Xidhey Ka Dib Markii Xukuumada Siilaanyo Ku Fashilantay Maamulka Iyo Mashahar Siinta Macalimiinta+Fadeexad Ka Taagan Ardaydii Oo Macalimiin Wax Udhigta Raadinaya
March 20, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Dugsigii Sare ee Laasadacawo ayaa albaabada loo xidhey ka dib markii ay xukuumada siilaanyo ku fashilantay mushahaarooyinkii Macalimiinta, sadexdii isbuux(Todobaad) ee la soodhaafeyba albaabka looma furin dugsigan ka dib markii gudoonka waxbarashada gobolka saaxil ay ku wargeliyeen macalimiintii ka hawl galaayay dugsigaas inay albaabada u soo xidhaan dugsigaas maadama oo aanu u hayn mushaharkii.