berberatoday.com
Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Halka Ay Marayaan Wadahadaladii Somaliland Iyo Jabuuti Ee ku Saabsanaa Shaqaaqadii Jasiirada Ceebaad
March 20, 2016 - Written by Berbera Today

Jabuti(Berberatoday.com)-labada dawladood ee Somaliland iyo jabuti ayaa maanta si rasmiya uga heshiiyey shaqaaqadii dhinaca ciidamada badda ee todobaadkii hore ku dhexmartay ciidamada somaliland iyo Kuwo Jabuuti.

Shirar badan iyo wada hadal dhan walba ah kadib, waxaa dawlada jabuti qiratay inay ku dagaalantay biyaha somaliland dhexdeeda iyadoo dusha saaratay dilkii askariga iyo bixinta magtiisa halka ay xaal ka bixisay ku xad gudubka biyaha Somaliland.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland  iyo wefti uu hogaaminayo oo dalka Jabuuti u tagay xalinta shaqaaqadan ayaa la sheegayaa in dhacdadaasi xal laga gaadhay sida  lagu baahiyay Facebooga iyo Mareegta wasaarada arimaha gudaha Somaliland.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews