berberatoday.com
Beesha Subeer Awal Oo Ka Tashaneysaa Inqilaabka Muuse Biixi iyo Xukuumaddu kusoo Qaaday Sandalada + Shir Lagaga Tashanaayo Muuse Iyo Kulmiye.
March 21, 2016 - Written by Berbera Today

Shir balaadhan oo ay maanta iskugu yimaadeen haldoorka qaar ka mid ah Madaxdhaqameedka, Suldaanada, Cuqaasha, Siyaasiyiinta, Odayaasha Beesha Subeer Awal, Waxaana lagaga tashanayay arinka argagaxisada ah ee uu maanta Muuse Biixi ku abaabulay Suldaanka Gacan Ku Rimiska ee la doonayo in lagu carqaladeeyo saladanada Guunka ah ee Subeer Awal, suldaankan waraabo u taaga ah ayaa maanta RRU loogu cumaamaday.
Waxaana shir wayn oo kan ka balaadhan oo taageero loogu muujinayo Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa loo balamay maalinta salaasada ah, oo ay isugu iman doonaan waxgaradka, aqoonyahanka, madaxdhaqameedka, siyaasiyiinta beesha subeer awal, lagana soo saari doono go,aan cad oo ku wajahan saladanada subeer awal,
Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo xalay ilaa maanta dadweyne aad u badani kusii qulqulayeen gurigiisa iyagoo ka xun arinka. Xukuumada iyo xisbiga kulmiye ayaa markay hantidii umada boobeen waxay marayaan inay bililiqaystaan oo ay dhacaan madaxdhaqameedka, siyaasigu wuu dhacaa laakiin suldaanku ma dhaco ee dhaqan buu ku yimid.
Xukuumada iyo xisbiga kulmiye wuxuu gaadhay inay dhacdo saladanada subeer awal, waa markii ugu horaysay nin Musharax ahi ku kaco burburinta suldaankiisa, waxaanu taariikhda ku galayaa Musharaxii ugu horeeyay ee beeshiisu ku mudaharaado si cadna uga soo horjeedsato isagoon tartanba galin. hotel Guuleed…….maalinta salaasada ah
Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews