berberatoday.com
“Suldaan Xasan, Hadduu Aniga I Taageersan Yahayna Waa Suldaan Habar Awal Ah..Haddii Uu Jamaal Cali Xuseen Raacsan Yahayna Maaha Suldaanka Guud ee Subeer Awal…Ma Gar-baa Ummad Yahay”. Muj. Cali Guray
March 21, 2016 - Written by Berbera Today

“Ma Gar Baa Ummad Yahay Garaadka Qabtaa? Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldan Diiriye inqilaab milatari baan ku riday ninka yidhi waxan le yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY Hogaamiye dhaqameed madal koofiyad cas lagu xeeray oo shak
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye Kuxigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-GUREY) ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi inuu Afgambiyay Saldaladii Subeer-awal.
“Ma Gar Baa Ummad Yahay Garaadka Qabtaa? Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldan Diiriye inqilaab milatari baan ku riday ninka yidhi waxan le yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY
Hogaamiye dhaqameed madal koofiyad cas lagu xeeray oo shakhsiyaad nin soo urursaday lagu xeraystay uu yidhi dhaha waxan idhi laguma ridi karo. Caqli xumadiisa Suldaanka Subeer Awal la fududaa? Balse qiyaasa maanta oo aanu Madaxwayne ahayn ninka Koofiyad Cas u adeegsanaya dadka uu codkooda doonayo hadii ay doortaan maxay ka fili karaan. Ku lahaa( SULDAAN XASAN HADUU ANIGA I TAAGERSAN YAHAYNA WAA SULDAAN HABAR AWAL AH HADUU JAMAL CALI XUSEEN RAACSAN YAHAYNA MAAHA SULDAAN HABAR AWAL AH) Ma garba ummad yahay garaadka qabtaa? Maya maya, hadaba Subeer Awalow wakaa Muuse
Ali Gurey: Ninka isagoon wali Madaxweyne noqon Saldaladii Subeer Awal Afgambiyey, maxaad ka filan haddu Madaxweyne noqdo”
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews