berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Dhacdo Ugub Ku Ah Xafiisyada Dawlada Somaliland Oo Ka Dhacday TVga Qaranka
March 21, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa maanta ka hadlay Xafiiskii khasnajiga Tvga qaranka oo habeenkii xalay la jabsaday ama la xaday.

Wasiirka oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxaa uu sheegay inay socoto baadhis lagu sameynayo cidii gaysatay falkaasi, wasiir Cadaani waxaa kale oo uu ka hadlay Live Streamka Tvga qaranka oo mudo hawada ka maqnaa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAAS OO FAAHFAAHSAN

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews