berberatoday.com
Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Magacaabay Xubnaha U Matalaya Wada Hadaladii U Socday Isbahaysiga KULMIYE. H
March 21, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku magacabay guddi xisbiga wadani u matali doonta wada hadalada uu xisbigu  la furay garabka isbahaysiga kulmiye.

Waxaana warsaxaafadeedka uu gudoomiye Cirro Ku saxeexnaa uu u  dhignaa sida tan

 

REF/XIS/WAD/XDH/2302/2016                                                             Taariikh: March 21, 2016

KU:  Maxamed Cabdillahi Uurcade                                                        =Hargeysa=

KU:  Jamaal Jaamac Xaamud                                                                                                 =Hargeysa=

KU:  Cabdirashid Xasan Mataan                                                                                =Hargeysa=

KU:  Cabdi Haye Maxamed                                                                                                     =Hargeysa=

KU: Maxamed Nuur  Caraale (Duur)                                                                                     =Hargeysa=

OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANI                                                                               =Hargeysa=

OG: ISBAHAYSIGA Xisbiga KULMIYE                                                                          =Hargeysa=

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Wada-hadalka.

Iyada oo la raacayo go’aanka Hoggaanka Xisbiga ee ahaa in wada-hadal rasmi ah lala furo  ISBAHAYSIGA Xisbiga KULMIYEIyada oo Xisbiga WADDANI iyo ISBAHAYSIGU ku heshiiyeen in la abuuro guddi wada-hadal oo min shan (5) xubnood ah.

Waxa Xisbiga WADDANI ku war-gelinayaa in xubnaha warqadani tooska ugu socoto loo magacaabay in ay noqdaan Gudidda Wada-hadalka u matalaya Xisbiga WADDANI.

Waxaan eebe ka baryaynaa  in uu xilkaa idiin fududeeyo

ALLA MAHAD LEH

Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

333

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews