berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dhalinyarada Reer Berbera Oo Kalsooni Iyo Taageero Laxaadle Umuujiyay Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Dhaliila Ay Usoo Jeediyeen Muuse Biixi
March 22, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-dhalinyarada Reer Berbera ayaa taageero mugleh umuujiyay Suldaan Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye iyaga oo dhalinyaradu sheegay inay lama taabtaan tahay Sadalada beelaha subeer Awal ee maalmihii udanbeeyay Xisbiga Kulmiye hogaamiyihiisu fara Galinta dhaqan xumada ah kuhayay.

Sdioo kale waxa ay dhalinyaradani Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi cabdi ku dhaliileen fara galin ay sheegeen inuu ku sameeyay Sadaladii dhaqanka ee Beelaha subeer Awal Isaga oo Muuse Biixi usoo cumaamaday nin aan shaqo iyo shuqul toona kulahayn Sadlada Subeer Awal oo waliba maskaxiyan aan hagaagsanayn.waxaanay tilmaameen dhalinyarada Gobolka Saaxil inuu Muuse Biixi ku fashilmay siyaasadii maamadama oo uu Sadaladii Subeer Awal ee Qarniyada soo jirtay uu doonay inuu khal khal galiyo isaga oo siyaasad ka dayaaya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka dhalinyarada Reer Berbera oo Ka Hadlaya Taageerada Ay Uhayaan Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye Oo Ah Suldaan Guud Ee Beelaha Subeer Awal

 

 

 

Berberatoday.com

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews