Daawo Muuqalka”Qaabkii Magaalada Burco Looga Tukaday Salaada Roob Doonta Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Bulshada La Tukaday
March 22, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Bulshada kala duwan eek u dhaqan magaalada burco ayaa manta u dareeray tukashada salaada roob doonta ah ee uu dhawaan iclaamiyay wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland.
Waxaaan tukashada salaada roob donta ah bulshada magaalada burco kala qayb galay maamulka gobolka togdheer, ka degmada burco, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka burco iyo masuuliyiin kale.
WARKAS OO FAH FAAHSAN KA DAAWO HALKAN