Kulan Komishanka, Axsaabta Iyo Xukuumaddu Ku Yeesheen Madaxtooyadda oo Aan Lagu Soo Qaadin Abaaraha Iyo Dareenadda Foosha Xun Ee Ka Dhashay
   March 22, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan saddex geesooda oo habeen hore ka dhacay Xarunta qasriga madaxtooyadda somaliand islamarkaana ay wada yeesheen xukuumadda, komishanka iyo axsaabta qaranku islamarkaana uu goob joog ka ahaa madaxwaynaha Somaliland oo shirgudoominayay ayaa lagaga hadlay hawlaha dinwaangalinta doorashooyinka
 iyadoo masuuliyiinta kulanka ka qaybgashay sheegeen in dinwaangalintu si wanaagsan u socoto islaamrkaana loo baahanyahay inaan lagu fara galin komishanka
iyadoo masuuliyiinta kulanka ka qaybgashay sheegeen in dinwaangalintu si wanaagsan u socoto islaamrkaana loo baahanyahay inaan lagu fara galin komishanka