Putland Oo Soo Bandhigtey Maxaabiis Lagu Qab Qabtey Dagaalkii Ay Kula Jirtey Al-Shabaab + ( Sawiro)
March 22, 2016 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Ciidamada Puntland ee ka dagaalamay Togga Suuj ayaa soo bandhigay maxaabiis ay ku qabteen dagaalkii halkaas ka socday maalmihii la soo dhaafay, waxaana saraakiisha Puntland ay sheegeen inay si rasmi u soo afjareen dagaalkii halkaas ka socday.
![maxaabis (1)](http://i2.wp.com/www.jowhar.com/wp-content/uploads/2016/03/maxaabis-1.jpg?zoom=1.5&resize=640%2C427)