Qurba joogta Awal sheekh isaxaaq oo taageertay Suldaan Xasan suldaan C/laahi Suldaan C/raxman inuu ahaado suldaanka guud ee awal
March 22, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Baayaan ay soo saareen quraba joogta awal sh.isaxaaq ee ku dhaqan yurub iyo qaarada ameerika ayaa waxay taageero umuujiyeen in suldaan xasan yahay suldaanka guud ee beesha awal
bayaankan waxay kaloo ku cadeeyeen in beesha awal ee aduunyada dacladeeda ku filiqsani ayna marna ka soo horjeesan doonin suldaan xasan oo taageero umuujinayaan.
madaama bay yidhaahdeen suldaanku waa suldaan ku siisime ah oo walaalkii uuu lahaa dhaxalka , isaguna si toosa usii hayey.
qurba joogtu waxay qaadacayaan suldaankasta iyo shakhsi kasta oo ka soo horjeeda beesha balaadhan ee awal, inay khalkhal saldanadeeda la galiyo….