Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Oo Wariye Jaamac Deperani Ka Diyaariyay Maxaabiistii Lagu Qabqabtay Dagaalkii Putland Iyo Alshabaab
March 23, 2016 - Written by Berbera Today
Garowe(Berberatoday.com)-Daawadayaasha iyo akhristayaasha kuxidhan Shabakada wararka ee Berberatoday.com waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa Muuqaalka barnaamijka dhamaystiran oo lagu wereysanayo Maxaabiistii la sheegay inay katirsanaayen xarakada alshabaab ee lagu qabqabtay dagaalkii dhex maray alshabaab iyo Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Putland
halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Barnaamijkaas oo uu Inoo Daadihinayo Wariye Jaamac deperani oo katirsan bahda somalichannel ee Garowe