berberatoday.com
Gudoomiye Muuse Biixi Oo Bilaabay Qorshe Uu Kursiga Golaha Wakiilada Kaga Tuurayo Cabdiraxmaan Ciro Ka Dib Inqilaabkii Salandalada Suber Awal
March 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta bilaabay bilowga qorshe uu kursiga kaga takhluusaayo gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ka dib inqilaabkii sandalada Suber Awal ee fashilmey.

????????????????????????????????????

 

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu kulan arintani ku dar dar galinaayo oo qado ah isku yeedhay badiba xildhibaanada Golaha wakiilada kaga jira xisbiga Kulmiye oo uuu hor kacaayo Gudoomiye ku xigeenka golahaasi Baashe Maxamed Faarax kaas oo ka dhacay Hotel Maansoor

????????????????????????????????????

lama garan karo natiijada ka soo baxdey kulankaasi balse ilo ka ag dhaw kulankaasibale arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmeysaa wakhti uu Gudoomiye Muuse Biixi lagu eedeynaayo in uu ka danbeeyey qorshe lagu caleemo saaray suldaan cusub oo ay yeelaneyso beesha Suber Awal isla markaana lagu af ganbinaayey sandalada Beeshaasi kaas oo ay dadku sheegayan in uu noqdey mid aan noqon sidii lau talo galay isla markaana fashilmey .

????????????????????????????????????

Muuse Biixi gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa waxaa la sheegayaa in ficilkan ay ku kaliftey isaga oo aaminsan in gudoomiye Ciro oo tartan kula jira xisbga Kulmiye isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Waddani uu lacago badan ka helo golaha wakiilada iyo kursiga uu ku fadhiyo ee Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland

????????????????????????????????????

Waxaana xogo hoose oo ay helayso shabakada Ilaysnews sheegayan in kulankan abaabulkiisauu iska lahaa isla markaana soo qaban qaabiyey xildhibaan Obama oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kuna abtirsada xisbiga Kulmiye isla markaana u muuqda mid uu rabo in uu kaga aar guto cadho uu ka qaaday gudida musuq maasuqa oo dhawaan gudoomiye Ciro ka qaday Xildhibaan Obama

????????????????????????????????????

 

Xigasho xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews