berberatoday.com
Soo Dhowayntii Maamulka Gobolka Togdheer Ku Qaabileen Faysal Cali Waraabe Oo Banaanka Keentay Qorshayaasha Lagu Minjo Xaabinayo Xisbiga Ucid..!
March 23, 2016 - Written by Berbera Today

qqqBurco(Berberatoday.com)-Maamulka Gobolka Togdheer iyo hawlwadeenada laamaha dawlada ayaa maanta ka qayb qaatay soo dhoweynta wafti ballaadhan oo uu hoggaamiyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo booqasho ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Sidoo kale, soo dhoweynta waftiga Ucid ee uu horkacaayo Faysal Cali Waraabe waxa lagu arkaayey gaadiidka dawlada oo si toosa uga qayb qaadanayey, kuwasoo kaga horyimi waftiga duleedka kaantaroolka laga galo magaalada Burco.

qq

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo ay hareero joogan Badhasaabka Gobolka Togdheer Md. Qabo iyo sidoo kale, saraakiil sarsare oo ka tirsan xisbiga Xukuumadda ee Kulmiye ayaa ka sii shaqeeyey soo dhoweynta waftiga Faysal, kuwaasoo hal-hal laabta u geliyey Gudoomiyaha, iyadoo maamulka gobolka Togdheer ay lahaayeen marti qaadka uu gobolka ku jooga hoggamiyaha xisbiga Ucid.

Geesta kale, tallaabadan uu maamulka gobolka Togdheer maanta kusoo dhoweeyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa badka keeneysaa tuhunno hore oo sheegeyey cilaaqaadka ka dhexeeya xukuumada Kulmiye iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, oo mudooyinkii uu danabeyey gacan saar siyaasadeed lahaa.

Arrinta ayaa qayb ka ah, Qorshayaasha lagu minjo xaabinaayo Xisbinimada Xisbiga Ucid iyo dagaal siyaasadeed oo lagu hayo Musharraxa da’da yare e Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayey arrintani xidhiidh la leedahay, sida ay tilmaamayaan muuqaalada laga dheehanayo soo dhoweynta waftiga Ucid.

 www
Abdi Jama Ali's photo.
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews