berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Maamulka Golaha Deegaanka Ku Eedeyay Iibka Qeyb Kamida Xaruntii 26ka Juun Iyo Mayarka Berbera Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Eedaas
March 24, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin ayaa Maamulka golaha deeganka Degmada Berbera ku eedeyay inay iibiyeen qeyb kamida xaruntii Fagaaraha 26ka Juun ee wakhtiyada xafladaha iyo xusaska lagala hadli jiray bulshada Reer Berbera islamarkaana Geerashka iyo xafiisyadaba ua ahayd maamulka dawlada hoose ee Berbera. Waxaanu sheegay gudoomiyaha xisbiga ee Gobolka Saaxil inaanay bulshada reer Berbera aqbalayn in goobihii danta Guud dad gaara laga iibiyo isaga oo tilmaamay in goobtan hada dhismuhu kasocdo ee kamida ah goobta 26ka juun laga iibiyay ganacsadaha Dahabshiil oo uu sheegay inuu parking ahzaa isticmaalo doono kadib markii aqal dabaq ah oo agagaarka 26ka juun uu ku leeyahay uu yeelan waayay Goob gaadiidka la dhigo oo Parking ah.

fooq1 27 26 28

Gudoomiyaha Golaha Degaanka oo isagana aanu dhinaciisa wax ka weydiinay eeda Gudoomiyaha Xisbiga waddani ujeediyay iyo sida ay waxa uga jiraan in goobntaas dhismahu ka socdo ee lakala jarayo kana midka ah 26ka juun ayaa waxa uu kaga jawaabay in aanay haba yaraatee jirin goob kamida 26ka juun ee shirkada Dahabshiil laga iibiyay isaga oo tilmaamay in goobtaas laga samaynayo jid ama wado laamiya oo dadka iyo gaadiidku isticmaalaan.

halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo eedeynaya maamulka golaha deeganka Berbera Iyo Jawaabta Mayarka Berbera oo waxba kama jiraan eedaas Ku Tilmaamay.

 

29 30 31 32

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews