Dawladda Poland Oo Sheegtay In Aysan Ogolaanayn Muhaajiriinta
March 24, 2016 - Written by Berbera Today
Poland(Berberatoday.com)-Dowladda garabka midig ee Poland ayaa sheegeysa in aysan aqbali doonin muhaajiriinta dib u dejinta looga sameynayay waddamada reer Yurub sababo la xiriira weerarkii Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels.