|
berberatoday.com
Jaamacadaha Qadiimka ah ee Dawlada Federaalka Ruushka ayaa albaabada u furay ardeyda Somaliland iyo Somalia in ay Jamacadahooda galaan sanadkan.
March 24, 2016 - Written by Berbera TodayMEDICAL FIELDS:
Fees per year for 2 semesters from $ 3500 – $8000
All Masters programmes = 2 Years Fees = $ 3000- 4000 Per Year for Two semesters
PHD ==== = === 3 Years Fees = $ 3500- 4500 Per Year for Two semesters
AVIATION / AEROSPACE:
COMPUTER / IT / TELECOM:
Telecommunication Engineering = 4 Years
ECONOMICS FIELDS:
Important : – Waxbarashada Jamacadaha Dalka Ruusha waxaa lagu baranayaa afka igiriisida iyo afka Ruushka, hadii aad afka Ruusha wax kubaranayso qiimaha Fiigu wuxuu ka jabnaanayaa qiimaha af-ingiriisida wax lagu baranaayo ilaa iyo 20%. Hadii aad afka Ruushka wax ku barato waxaad helaysaa fursad badan oo ah in aad scholarship ka hesho dalka ruushka. Barashada Luqada Ruushka sanadka hore inta aanad gelin jaamacada waxa qiimaheedu kugu tegaysaa intan hoose:
Fiiga luqada oo sanad ah = $2200. kharajka visaha , caafimaadka iyo cashuuro kala duwan $1800, Kharajka ku baxaysa hurdadaada sanadkii ama accommodation $500
Dhamaan Total: $4500 kuma jiro tigidhkaagu ! Ardey kasta oo doonaaya in uu Ruushka wax barasho u tago waxaa soo ansixinaaya immigration ka Ruusha. Waxa ardeygu marayaa 5 Talaabo oo kala horeeya si uu visha ardeynimo ugu guuleysto . waxaa Hayada ay arintani khusaysa aanu ka haysanaa Sharci buuxa kaas oo aanu si sahlan ardeyga hawshiisa ugu dhameyn doono. inshaa-allah ! hadii aad u baahan tahay faah-faahin dheeraad ah oo ku saansan arintan,fadlan la soo xidhiidh magacyadan hoose:
Abdi Yusuf ( United Kingdom)
Senior student counsellor and career advisor
email: studyrassia@gmail.com
Mob: 44+07950341347
Amiira Mohamed ( Somaliland )
Student Counsellor
Email: studyruuskha@gmail.com
Mob: 00252 63 443 1112
COMMENTS
|
||||
|