Qisadaan oo noqotay qiso la yaab leh kana dhacday wadanka falastiin kuna dhacday wiil yar
March 24, 2016 - Written by Berbera Today
Qisadaan oo noqotay qiso la yaab leh kana dhacday wadanka falastiin kuna dhacday wiil yar oo ka soo jeeda qoys dan yar ah wuxuuna la noolaa hooyo iyo aabe waxayna dhaleen keli giis wax caruur ah wuxuu ahaa mid u raadsha nolol maal meedkoota waxaa dhacday inuu ka baxay guriga maalin maal maha ka mid ah si uu uga soo shaqeeyo magaalada waxayna ahayd shaqadiisa kuwa caseeya kabaha(Baalshle) wax yar kadib ayaa waxaa loo sheegay inuu ku dhacay gurigoodii madfac ay soo tuureen ciidamada (yuhuuda)kadibna wuu soo cararay(orod) nasiib daro wuxuu u yimi hooyadii iyo aabihiis oo mayd ah wuxuu go aan ku gaadhay inuu la galo qabriga waayo aduunka wuxuu kale ee ganayey ayuu waa yey oo ugu qaalisa naa intaas kadib waa la aasay labadiisii waalid kadib wuxuu bilaabay inuu dhex seedo labada xabaalood ee aabihii iyo hooyadii sida sawirka idiinka muuqata habeen iyo maalin waxayna noq deen xasuus ka go,iweyday qalbigiisa Wiilka yar
Ilaahow inta nadhashay unaxariiso
Aamiin aamiin aamiin yaa rabii