berberatoday.com
Wacyigalinta Diwaangalinta Codbixiyeyaasha Gobolka Maroodi-jeex Oo La Bilaabay
March 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa soo saaray qoraal ay ku cadaynayaan waqtiga ay bilaabmayso iyo muddada soconayso wacyigalinta diwaangalinta codbixiyeyaasha ee gobolka Maroodi-jeex.

Qoraalkaasi oo goor dhaweyd na soo gaadhay ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

“Maanta oo bishu tahay 23/03/2016 maalin Khamiis ah waxa ka bilaabmay Gobalka Maroodijeex gaar ahaan labada Degmo ee kala ah Hargeysa iyo Sallaxlay wacyigalintii Diiwaangalinta codbixiyaha”.

Dhinaca kalena qoraalkaasi waxa lagu cadeeyey muddada ay bilaabmayso diwaangalinta codbixiyeyaasha ee gobolka Maroodi-jeex “Diiwaangalinta Codbixiyaha oo si toos ah uga bilaabmi doonta 02/04/2016 Degmada Hargeysa iyo Degmada Sallaxlay kana socon doonta muddo 28 cisho ah. Waxaana bulshada ku nool labadan Degmo la ogeysiinayaa in ay ka faa’iideystaan wacyigalinta ka socota degmooyinka una diyaar garoobaan diiwaan galinta ka bilaabmi doonta 02/04/2016 gobalka.

Sidoo kale waxa wali ka socota gobalka Saaxil, labada degmo Gabiley & Balligubadle diiwaangalintii codbixiyaha oo ku eeg 10/04/2016.

Gabagabadii komishanka doorashooyinka qaranku waxay ku wacyi galinayaan bulshada Somaliland in ay ka faa’iideystaan Wacyigalinta diiwaan galinta codbixiyaha, sidoo kalana is diiwaan galiyaan.

Allaa mahad leh

NEC PR & Media department

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews