Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Kulan Lagaga Arrinsanayo Abaaraha La Qaatay Hay’adda FOW
   March 24, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Jamhuuradda Somaliland Cabdillahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa kulan lagaga arrinsanayo sidii loo taakulayn lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen la qaatay Masuuliyiin ka tirsan hay’adda FOW.
 
WARKAS OO FAH FAAHSAN KA DAAWO HALKAN
Berberatoday.com