berberatoday.com
Ma ku Tusaa Muuse Biixi Ma Kuu Tilmaamaa? W\Q Mohammed Aden Dirir Q-1aad
March 25, 2016 - Written by Berbera Today

Muuse Biixi Cabdi waa askari Milatariga ah oo bartay Culuumta Milatari ee diyaaradaha Dagaalka Cirka, kana soo bartay akaadamiga ciidamada cirka ee dalka Ruushka sanadihii Todobaatanadii xiligaasi oo uu Talada dalka Somalia hayay Jaale Maxamed siyaad Barre.

dd

Muuse Biixi Cabdi inkastoo uu bartay shaqadaasi takhasus fiicana u leeyahay balse nasiib daro isagoo ku shaqeeyey hadana guulo kuma laha ciidamadii cirka ee Somalia kaalina kuma laha dagaalkii somaliya iyo itoobiya ee loo yaqaanay 77 waxaana uu markii danbe ku biiray jabhadii xoraynta dhaqdhaqaaqa umada soomaaliyeed ee loo yaqaanay SNM, oo fadhigeeda geeska Africa ahaa magaalada jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka somalida ee itoobiya.

Inkastoo dalka loo halgamayay rag iyo haweenba, nin kastaana kaalin ku lahaa sidii heeryada xukuumada siyaad Barre la isaga kicin lahaa hadana waxay libtaasi  ilaa iminka noqotay mid cid gaar ahi iska sheegato, iyadoo La iska ilaaway ragii Naftooda qaaliga ah ku waayay Dagaalkaasi Abaalna looga dhigay in Agoontii ay ka tageen la daryeeli waayo halka iyagana xaalkoodu ku danbeeyay NIN DHINTAY KABAHIISAA DHAAMA.

Inkastoo ay jirtay xurguf jabhadeed oo soo kala dhex gashay Ragii halganka ku wada jiray sida Muuse Biixi Cabdi iyo saraakiishii kale oo qaarkood khilaafkaasi ku geeriyoodeen hadana muhiim maaha inaan diirka ka qaadno sida la isu shirqoolay ama la isu khaarajiyay Arimo Amni oo jirta awgeed waxaase lama huraan ah inaan daboolka ka qaadno Kaalintee ayuu Muuse Biixi ku lahaa halgankaasi.

Geesinimada waa mida Sababta geerida  soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa FULLAY HOOYADII MA GOBLANTO

Hadaba Muuse Biixi Cabdi waa Ninkii Maalintee marka laga hadlayo halgankii Snm?

Ma jiraan guulo muhiim ah oo Muuse Biixi gaadhay halgankii Snm?

Jawaabta su’aalahaasi waxay noqonayaan Ma jiraan mana xusi karno Hadaan wax soo qaadanona been baanu sheegaynaa balse Aynu u nimaadno soo gelitaankii dalka iyo kaalintii Muu

 

 W\Q Mohammed Aden Dirir Q-1aad 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews