berberatoday.com
Wiilka Siilaanyo Sodoga Uyahay EE Ah Wakiilka Somaliland Ee Imaaradka Carabta Oo Si Qabyaaladeysan Uqeybiyay Raashin Loogu Talo Galay Dadka Abaaruhu Halakeeyen
March 25, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-)-Abaaraha Somaaliland Kajira Ayaa Waxa Ay Marayaan Halkii Ugu Darayd Waxaana Ay Saameeyeen Dad Iyo Duunyaba Ale Ayaa Keeni Kara Roobkee ,Waxaana ay Abaarahaasi Ubadan Yahiin Galbeedka Somaaliland Berbera(Xogreebnews.com)-Abaaraha Somaaliland Kajira Ayaa Waxa Ay Marayaan Halkii Ugu Darayd Waxaana Ay Saameeyeen Dad Iyo Duunyaba Ale Ayaa Keeni Kara Roobkee ,Waxaana ay Abaarahaasi Ubadan Yahiin Galbeedka Somaaliland
Hadaba Waxa Dhowaan Ay Dowlada Imraadku Kucaawisay Somaaliland Markab Raashina Si loo Gaadhsiiyo Dadka Ay Abaarahu Wax Yeeleeyeen Ee Somaaliland Iyada Oo Uu Masuul Ka, Ahaa Markab kaaasi Raashinka Ah Safiirka Imaarka Ee Somaaliland Baashe Moorgan

 

Waxaana Markabkaasi Raashinka Ahi Looqaybiyay Sidan
Gobolka Togdheer;iyo Degmooyinka Uu Xukumo
1;Riyo Xidho:16 Tan
2;Dhoqoshay;25Tan
3:warcimraan;50Tan
4:Qoryaale;21Tan
5:Beer;25Tan
6:yaroobe;18Tan
7;Balidhiig;65Tan
8;Waraabeeye;16Tan
9;Qoyta;15Tan
10;Kalbare;15Tan
11;Duruqsi;4Tan
Tootalka Gobolka Togdheer;270Tan
Gobolka Oodwayne;
1;Oodwayne;25Tan
2;Xaaji Saalax;8Tan
3;Khaatumo;17Tan
Tootalka Gobolka Oodwayne;50Tan
Gobolka Buuhoodle;
1;Xamar Lagu Xidh;23Tan
2;widh widh;7Tan
3;Qorilug;43Tan
Tootalka Gobolka Buuhoodle;73Tan
Gobolka Sanaag(Ceerigaabo)
1;Gar,Adag;18Tan
2;fadhigaab;20Tan
3;gowsa Wayne;10Tan
4;san caro;10Tan
5;Huluul;22Tan
6;Bixin;10Tan
7;Godmo Biyo Cas;18Tan
8;Awrboobays;15Tan
9;Ceel Afwayn;18Tan
10;Darar Wayne;15Tan
Tootalka Gobolka Sanaag;156Tan
Gobolka Sool(Laas Caanood)
1;Caynabo;45Tan
2;Kalabaydh;15Tan
3;yagoori;25Tan
4;Taleex;30Tan
5;Laascaanood;20Tan
6;Boocane;20Tan
7;Xudur;15Tan
Tootalka Gobolka Laascaanood;170Tan
Tootalka Guud Ee Raashinkaasina Waxa Uu Noqday Inta Dad Lagaadhsiiyay ;719Tan

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews