berberatoday.com
Beledweyne”Mudaharaad Lagala Horyimi Madaxweynaha Xamar Oo Dad Ku Dhaawacmeen
March 26, 2016 - Written by Berbera Today

bel4Beledweyne(Berberatoday.com)-Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay dibadbaxyo maanta ka dhacay magaalada Beledeyne ee xarunta gobolka Hiiraan kuwaas oo lagu diidan yahay habka dawladdu u wajahayso xal ka gaadhista maamul u samaynta gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.

Dibadbaxayaasha oo ku dhaawaqayay erayo ay uga horjeedaan wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud, oo ku sugan Beledweyne ayaa markii danbe waxa ay isku dhaceen ciidamada ammaanka oo rasaas nool kuriday taas oo sababtay dhawaaca dad rayid ah.

Isbitaalka Beledweyne ayaa la keenay saddex qof oo qaba dhaawacyo rasaas oo wax ku soo noqday bannaanbaxa.

 

bel1 bel2 bel3

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews