Daawo Muuqalka” Marwo Hinda Cabdi Muuse Oo Ka Mid Ah Mulki-Layda Hotelka Crown Oo Ka Cabanysa Weerar Si Joogto Ah Hutelkaas Loogu Hayo Iyo Xukumada Oo Waxba Ka Qaban
March 26, 2016 - Written by Berbera Today
“Marwo Hinda Cabdi Muuse Waxay Sheegtay In Booliiska iyo Xukuumaddu Ay Diideen Inay Aqammaankooda Damaanad Qaadan”
Hargeysa(Bereratoday.com)-Marwo Hinda Cabdi Muuse oo ka mid ah qoyska iska leh hotelka Crown ee caasimadda Hargeysa, ayaa sheegtay in weerar lagu soo qaaday hotelka Crown habeen hore, isla markaana ay xukuumadda iyo ciidamadda ammaanku diideen inay ammaanka hotelka ilaaliyaan, kor ka daawo