berberatoday.com
Aniga O Ah Samia Muse Waxaan Maanta Halkan Ka Cadaynaya Inaano Godomiye Faysal Cali Warabe Aanu Noqon Karaynin Nin Masuul Ah Amma Hogamiye Shacab Ah.
March 27, 2016 - Written by Berbera Today

Dacwad Kadhan Aniga Iyo New UCID Finland Aan Ogudbiyo Dawlada Finland Aniga O Adeegsanaya Dhaqaalihi Iyo Qarashkii Iyo Wakhtigii Iyo Goobihii Aan Wax Qabadka Xisbiga Xisbiga Ucid

Waligayna Kuma Raacayo Qofna Xaqdarna Sacab Waligay Uma Tumin Because Waxaan Ahay Dareen UCID Pure And Clean 100% Kursi Amma Title Raadis Waligay Maan Ahayen Ee Waxaan Markasta Jecelaa Wada Jirka Xisbiga Iyo Hogaanka Xisbiga Ucid Laakin Meeshu Anaa Amiir Ma Noqon Karto ! Anigaba Ina Amiir Waan Ahay !!! Xisbiga UCID Finland Aniga Iyo New UCID Ayaa Magac Ogu Dhex Yeelay Bulshada Dhamaan Ee Finland Ku Nool Maca Xukuumada Finland , Waligii Godomiye Faysalna Ma Odhan Thank You Aflagaado Iyo Dhaawac Waxaan Ahayen Taas O Sabab U Noqotay Inay New UCID Oga Wada Dareeran Xisbiga UCID Finland Laakin Anigu Ma Dhaqaaqin.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Waxaan Horey Ogu Sheegay Maqaalkaygi Hadhwanaag News 30.12.2015 Inoo Khilaafka UCID O Waligiiba Socday Oo Aan Kala Garan Waaayay Markasta Inaan Muxaafid Nahay Iyo Inaan Mucaarid Nahay ????!!! G.Faysal Cali Waraabe Wuxu Igu Tilmaamay Inaan Ahay Qof Khatar Ku Ah Xisbigiisa Laakin Inoo Isago U Ku Yahay Qaranka Somaliland Khatar Isma Oga Oo Markasta Wacadkii Allah Kabaxayo Waa Xaraam Qof Bila Axdi Ah . Waxaan Diyaar Maanta O Ahay Aniga Oo Ah Samia Muse Inaan Dacwad Kadhan Aniga Iyo New UCID Finland Aan Ogudbiyo Dawlada Finland Aniga O Adeegsanaya Dhaqaalihi Iyo Qarashkii Iyo Wakhtigii Iyo Goobihii Aan Wax Qabadka Xisbiga Xisbiga Ucid Ee Faraha Badnaa Aan Ku Qarash Garaynay Xisbiga Ucid. Waxaan Halkan Ka Cadaynay Inaan Hayo Documentiyo Fara Badan Iyo Cadaymo Fara Badan .
Waxaanan U Sheegaya Maanta Dadka Sacabaka Xaqdarada O Tumayay Khilaafka UCID Iyo Kuwii Abuurayba Iyo Kuwa Wali Wada Ee Safarada Ogu Soo Hawl Galay Dhamystirki Xaqdarada Ahayed Haddii Sharciga Somaliland O Wax Qaban Waayo Inaan Finlnad Joogno Maanta .
Waxaan Dhamaan Ka Raali Galinaya Asxaabtayday Iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid Especially Dhalinyarada Wax Kasta O Niyad Jab Idin Ku Keentay Waxaan Idin Leeyahay Anigu Samia Muse Wallaahi Oga Dhaqaaqi Maayo Xaqdaro Iyo Dulmi Waxaan Diyaar O Ahay Inaan Xaqa Difaaco . Shame On You Qofki Dulmiga Waday , Kii La Waday Iyo Kii Ka Aamusay Ayaan Leeyahay Maanta Wallahi .
Samia Muse
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews