berberatoday.com
Axmed Siciid Baqare Oo Kamida Macalimiinta Wax Dhiga Dugsiyada Berbera ayaa Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Musharaxnimada Golaha Wakiilada Somaliland Ee Gobolka Saaxil
March 27, 2016 - Written by Berbera Today

Axmed Siciid BaqarjeAxmed saciid Baqare oo kamida Aqoonyahanka Gobolka saaxil ahna Macalin Iskuul iyo Maamule,ba Aqoontiisuna Gaadhsiisan Tahay Heer Jaamacadeed ayaa Maanta Shir Jaraa,id oo u Ku Qabtay Berbera Waxa Uu Shaaciyay in u Yahay Mushrax Doorshooyinka Soo Socda ee Baarlamaanka Somaliland Mushrax Amed saciid Baqare Ayaa Waxa u Sheegay in ay Hore Uga Wada hadleen Odayaashiisa Beesha Axmed Faarax ,Taageerana ay Ugu Balan Qaadeen, Dhanka Kale Mushrax Axmed Saciid Waxa u Sheegay in uu 16 Sanadood u Macalin Ka Ahaa Berbera uuna Shacbiyad Balaadhan u Ku Haysto o Taageersan Mushrax Nimadiisa Golaha Baarlamaanka Somaliland , Waxaanu xusay in uu Yahay Muwaadin Xaq u Leh in uu Hankiisa Soo Bandhigo , Ma Mushraxa Axmed Saciid Baqare ay Saxaafadu Waydiisay Xisbiga uu Mushraxa Ka Yahay Wuu Ka Gaabsaday Waxaanu Yidhi xiligeeda Hala Gaadho Mushrax

Axmed Siciid Baqarje

 

Axmed Saciid Baqare

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews