berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasaarada Qorsheynta Qaranka Somaliland Oo Berbera Kusoo Bandhigtay Waxyaabihii Ka Hirgalay Qorsheyaal Ay Sanadii 2012kii Ilaa 2016ka Usamaysay Gobolka Saaxil
March 27, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Kulan balaadhan oo Wasaarada qorsheynta iyo Horumarinta Somaliland kuqabatay magaaalada Berbera ayaa waxa maanta kasoo qeyb galay wasiiru dawlada Wasaarada Qorsheynta iyo horumarinta Maxamud Aadan Jaamac(Galaal)Masuuliyiinta haayadaha dawlada ee Gobolka Saaxil, Kulankan ayaa waxa ay Wasaarada Qorsheynta iyo horumarintu kusoo bandhigaysay Waxyaabihii ka hirgalay qorshayaashii Gobolada dalka ay wasaaradu udajisay sanadii 2012kii ilaa 2016ka gaar ahaan waxyaabihii Gobolka Saaxil ka hirgalay iyo waxyaabaha baaqsaday ee aan hirgalin.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews