“Anigu Shakhsiyan Waxaan Ogolahay Wixii Ay Somaliland Wax Ugu Hagaagayaan” Wasiirka Warfaafinta Xamar Maxamed Xayir Maareeye
March 28, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta dalka Somaliya Maxamed Xayir Maareeye ayaa waxaa uu sheegay in uu isagu shaqsi ahaan diyaar u yahay waxii Somaliland wax ugu hagaagayaan isla markaana uu raali ka yahay in uu ka hadho masuulyiita dalka Somaliya u mateelaya wada hadalada ay kula jirto Somaliland. Mr. Maareeye ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse aaminsan mabda’a wixii la odhan jiray midnimadii Somaliya.
![dddd](http://geeska.net/wp-content/uploads/2016/03/dddd1-130x150.jpg)