Diyaarad Militari Oo Ku Dhacday Dalka Algeria Oo Sababtay Dhimashada 12 Askari
March 28, 2016 - Written by Berbera Today
Algeries(Berberatoday.com)-Wasaaarada Difaaca Ee Algeria Ayaa Sheegaysa In Labo Iyo Tobban Kamid Ah Ciddamaada Millatriga Ay Dhinteen
Askartan Dhamaatay Ayaa La Socday Diyaarad Nooca Helocotar-Ka Ah Oo Dhulka Ku Soo Dhacday
![DDA.jpg](http://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2016/03/DDA.jpg.png)
Diyaaradaasi Ayaa Xilliga Ay Soo Dhaceysay Waxaa Ay Ku Guda Jirtay Howlagal Shaqo,