Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Iyo Hawlwadeenada Dawlada Hoose Oo Maanta Shubay Wado Laamiya Oo 500.MT Ah Iyo Maamulka Gobolka Saaxil Oo Kasoo Qeyb Galay
March 29, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Berbera, Xildhibaano Katirsan Golihiisa Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo maanta siwada jira Uga qeyb Galay dhismaha ama shubada wado laamiya oo maamulka dawlada hoose ee Berbera ka hirgaliyay Xaafada seylada Berbera, wadadan Laamida ah oo dhererkeedu yahay 500,MT ayaa waxa dhismaheeda fulinaayay shaqaalaha dawlada Hoose Waaxda hawlaha Guud.