Digniin ku socota ganacsade Ina aw siciid ,,,,, beesha gobolada Maroodijeex , Saaxil iyo Togdheer
March 29, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Qurba joogta gobolada somaliland ee maroodi jeex , saaxil iyo togdheer oo digniin kama dambeysa udiraysa ganacsade ina aw siciid taasi oo aanu uga digeyno inuu gacanta kala baxo hawlaha faragalineed ee uu ku wado musharaxa jamaal cali xuseen iyo xisbiga ucid , taasi oo uu hiil ugu yahay muuse biixi iyo siduu ku soo bixi lahaa………
hadaba ganacsade ina aw sicidoow dantaadu colaad kuma jirtee maad joogi mise waxaad dooneysay inaan xadhkahaaga ka laabato saaxil iyo hargeysa xadhkaha kuu taxan adey khasaarahaaga tahay.
waxaan marlabad iyo mar sadexaad ku leenahay nin kuu digey kumuu dilin ee gacanta hawshaa kala bax aad ku jirto.