berberatoday.com
Jaaliyadda Subeer Awal ee Imaaraadka oo Digniin u Diray Musharraxa Kulmiye Ina Aw Siciid, Faysal Cali Waraabe-na Ku tilmaamay Danbiile Qaran Yahay+ Baaq Taagaaro ahna Usoo Diray Jamaal iyo Suldaan Xasan
March 29, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Jaaliyadda Subeer Awal ee Imaaraadka oo Digniin u Diray Musharraxa Kulmiye Ina Aw Siciid, Faysal Cali Waraabe-na Ku tilmaamay Danbiile Qaran Yahay+ Baaq Taagaaro ahna Usoo Diray Jamaal iyo Suldaan Xasan

download (3)

Dabia(Berberatoday.com)-shirar doceedyo maanta ila caawa u socday jaaliyadda beesha Subeer ee dalka Dubai ayaa lagu sheegay inuu kaso baxay war murtiyeed, kaaso u dhignaa Sidan.

Jaaliyadda Dubai ee beesha Subeer Awal, waxa ay si toosa uga soo horjeedda habdhaqanada xun-xun ee mudooyinkii u danbeyey ay ku hawlan yihiin Musharraxa jagada Madaxweyne e Xisbiga Kulmiye iyo Ganacsade Maxamed Aw Siciid. Kuwaasoo far-gelin qaawan ku haya Saldanada guud ee Beesha Subeer Awal oo ay kala qaybin iyo kala qooqon ula badheedheen. Tallaabadaas oo aanu si weyn u cambaareynayno.

Sidoo kale, Jaaliyadda Beel weynta Subeer Awal ee dalka Dubai, waxa ay si cad ugasoo hoorjeeda duulaanka lagusoo qaaday burburinta Xisbiga Ucid, iyo Musharraxa xaqa ah ee mudada afarta sanno ah, dhexda u dhignaa sidii Xisbiga ucid uga soo kaban lahaa dhaawacyada iyo boogaha uu soo gaadhsiiyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cali waraabe oo noqday dhuuni raac xisbiga u haysta in dhaqaale laga urursado.

Digniin iyo talo soo jeedin ku socota Musharrax Muuse Biixi iyo Ina Aw Siciid iyo Faysal Cali Waraabe.

1: Muuse biixi waxanu leenahay adeer sida wax laguma doono, dagaalna iyo xasaaradna somaliland way isa-soo barteen. Nin xasaarad xambaarsan ayaad noqotay, waxananu kugu waanineynaa inaad nin weyn noqoto oo samotalinimo ka muuqato, taasa adigana faa’ido ku ah, laakin xaq qof ayaad usoo badheedheysaa inaad godku riddo, laakinse ku fulimayso, digteetarnimo waxba laguma helo.

2: Ina Aw Siciid waxan usoo jeedinaynaa inuu ka waantoobo isku garaacista Beesha, taas bedelkeedan uu dhaqaaqo caawinta abaaraha iyo horumarka beeshana ka shaqeeyo, kana foggaado arrimaha uu hadda ku hawlan yahay ee sida burburinta Saldanada Subeer awal iyo xaqiraadda Musharrax Jamaal cali xuseen oo uu afgembigiisa ka shaqeyaanyo.

3: Faysal Cali waraabe, waxan u sheegeynaa inuu damiirkiisu noolaada oo ka foggaado dhaqannada xun-xun ee uu caadada ka dhigtay, waxanu si nasteexo ah ugu sheegaynaa in joojiyo burburinta xisbiga, anigu waxanu markhaati ka nahay in Jamaal yahay Musharrax rasmiga ah, sida aad adiguba u tahay Gudoomiyaha, sidaasi daraadeedn waxanu ku leenaay Ciyga qaarkood lama guno Faysalow, nin weynbaad tahay sharaftaada iyo karaamada iyo tan ummadda xisbiga ha ceebeyn, jamaal oo Kursiga waaya, waxanu ka xignaa dhimaasho.

Alla mahadleh

Gudoomiyaha Jaaliyadda  Beesha Subeer Awal ee Imaaaradda

Xaashi Cabdule Ducaale. 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews