berberatoday.com
“Ninkii Hooyadii Dilay Habaryartii Hadh Uma Jiido,Muuse Biixi Waa Ninkii Abtiyaashii Laayay Cid Kalena Naf Uma Hayo”Suldaan Maxamed Muuse Cune Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid Iyo Halka Uu Salka Kuhayo,Daawo Muuqal
March 29, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Suldaan Maxamed Muuse Cune oo kamida salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Cambaareeyay Talabadii uu Faysal cali waraabe kula kacay aqoonyahan Jamaal cali Xuseen oo ah Musharaxa madaxweynaha Xisbiga Ucid isaga oo ugu baaqay Jufada ii Faysal cali waraabe kasoo jeedana inay dadka ka qabtaa ixtiraamaana Heshiiskii Labada masuul hore uwada galeen.

Geesta kale waxa uu suldaan Maxamed Muuse Cune Ka Hadlay Sadalada Beelaha subeer awal ee uu farafaraynta ku sameeyay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixin Cabdi oo Suldaanku sheegay inuu usoo cumaamaday nin aan Sadaladaba shaqo kulahayn balse ku xumayna.

Halkan Hoose Ka Daawo Laba Muuqaal.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews