berberatoday.com
War Deg Dag Ah: Diyaarad La Afduubtay Oo Ku Dagtay Qubrus –
March 29, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee EgyptAir oo la af duubtay ayaa ku dagtay garoon ku yaala Qubrus, sida ayay wararku sheegayaan.

Wakaaladaha wararka oo soo xiganaya shirkadda iyo dawladda Masar ayaa sheegay in diyaaraddaasi uu af duubtay ugu yaraan hal ruux oo hubaysan.

Diyaaraddu waxay u kala gooshaysay gudaha dalka, waxay ka duushay Alexandria waxayna ku sii jeeday magaalada caasimadda ah ee Qaahira.

Diyaaradda ayaa lagu amray in ay ku dagto Qubrus, haweenay u hadashay diyaaradda ayaa laga soo xigtay in diyaaradda oo nooceedu ahaa Airbus A320, ay saarnaayeen in kabadan sideetan ruux.

 

Source: BBC.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews