berberatoday.com
Daawo, Axmed jaambiir suldaan iyo odayaasha musdanbeedka u ah saldanada Habar Awal oo Taageero labarbar istaageys Suldaanka guud ee habar Awal
March 30, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

GUDAHA KA AKHRI+Akhri: Shir Saxaafadeed Ay Musdembeedka Qoyska Saldannada Subeer Awal Ku Qabteen Hargeysa Iyo Farriin  Ay  U Kala Direen, Xukuumadda, Madax-dhaqameedka Subeer Awal iyo guud Ahaanba Shacbiga Somaliland

Aadan Suld. Cabdiraxmaan Suld. Diiriye Iyo Mus-dembeedka Saldannada Subeer  Oo Ka Hadlay Faro-gelinta Suldaanka Guud Ee Saldannada Soo-jireenka Ah Ee Subeer Awal

subeerOdayaasha ugu faca weyn qoyska sandalada Subeer Awal ee reer Suldaan Diiriye iyo reer Garaad Boon  musdanbeedkooda ayaa go’aan adag kasoo saaray  caleemsaarkii dhawaan Hargeysa loogu cumaamaday Suldaanka Cusub oo ay sheegeen in arrintaasi gef ku tahay saladannada faca weyn ee Subeer Awal, farogelin qaawanna ay ku tahay Suldaanka guud ee Beellahaasi Suld. Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan Garaad Boon oo hoggaamintiisu ay lama taabtaan tahay.

 

Shir jaraaid oo ay Hargeysa ku qabteen maanta waxaa  xubnihii halkaa ka hadlay ka mid ahaa Xasan Suld. Diiriye Garaad Boon Oo ah odayga ugu fa’da weyn qoyska saldannada, Cheif Caaqil Cali Cige Jaamac oo ah jufada (reer garaad boon)  caaqil u ah Iyo  Axmed Jambiir Suldaan oo ka mid ah odayaasha musdanbeedka ah ee reer garaad boon horena uu ahaa Wasiirkii arimaha gudaha Somaliland.

Wxaa sidoo kale  halkaa ka Hadley Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye, oo adeer ruma u ah suldaanka guud eebeellaha Subeer awal. Ugu dambeyntiina waxay odayaashu usoo jediyeen Xukumada,beelweynta Subeer Awal iyo guud ahaan beelaha dega Somaliland iney tahay lama tabtaan sandalada Subeer awal laguna ogyahay suldaanka guud Suldaan Xasan Suldaan Cabdulaahi Suldaan Cabdiraxmaan .

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews