berberatoday.com
Dadwaynaha Magaalada Borama Oo Mar Labaad Tukaday Salaad Roob Doon Ah(Sawirro)
March 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka gobolka awdal oo dhawaan mar labaad bulshada gobolka awdal ugu baaqay in ay muddo saddex casho ah soomaan isla markaana maalinta salaasada oo manta ku beegan dhamaan deegaanada hoosyimaada gobolka awdal laga tukado salada roob roodtas ayaa bulshada kala duwan eek u dhaqan magaalada borama ee xarunt gobolka awdal aya saaka u dareereen soo tukashada salaada roob doontas.

 

Waxaana bulshadani ay saaka iskugu soo baxeen dhamaan goobaha loogu tallo galay in lagu tukado saaadaha ciida waxaan bulshada kala qayb galay tukashada salaada maamulka gobolka awdal, ka degmada borama, iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka borama iyo walia masuuliyiinta dawlada.

Waxana boqolaalkaa qof ee saaka iskugu soo baxay tukashada salaada roobdoonta ah ay alle waydiisteen dambi dhaaf iyo nxariisto iyaga oo alle ka baryay inuu alle ka dul qaado abaarah abaahsan ee kajira gobolada iyo degmooyinka dalka ee sababay dhimashada dad iyo xoolo.

Gobolka awdal iyo deegaanada hoos yimaada ayaa ah gobol ay aad u saamaysey abaarta ka jirta Somaliland.

1234567891011

 

Berberatoday.com 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews