Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Wasiiro U Hogaaminaayo Oo Safar Olale Iyo Tamashle Ah Ugu Tagey Dadka Ay ABaaruhu Sameeyeen + ( Sawiro )
March 30, 2016 - Written by Berbera Today
Go,da Weyn(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay safar olale iyo tamashale ah ugu tageen dadkii ay abaaruhu sameyeen
![1](http://i0.wp.com/ilaysnews.com/wp-content/uploads/2016/03/1-1.png?resize=619%2C414)
Deeganada uu waftigan xisbiga kulmiye tamashlaha ku tagay ayaa ah deegano hoos yimada gobalka Saaxil isla markaana ay ka jirto abaar xun oo dad iyo duunyaba sameyn xoogan ku yeelatey .