berberatoday.com
Toddoba Budhcad-badeed Soomaali Ah Oo La Soo Taagey Maxkamad Ku Taalla Paris
March 30, 2016 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com)-Toddobo Qof oo u dhashey dalka Soomaaliya, ayaa la so taagey maxkamad ku taala Caasimadda dalka Faransiis-ka ee Paris, kuwaasi ku eedeysan Budhcad-badeednimo.

Warka Budhcad-BadeedaSoomaalida Maxkamadda la soo taagey ayaa lagu tuhunsan yahay in ay afduubteen dooni nooca dalxiiska ah oo laga lahaa dalka Faransiiska, doonta waxaa iska lahaa laba qof oo is qaba, waxaana hawlgalkii lagu badbaadinaayey ku geeriyooday Christian Colombo, waxaase la soo badbaadiyey xaaskiisii Evelyne Colombo. Afduubka ayaa ka dhacay biyaha u dhexeeya dalka Yemen iyo Soomaaliya sanadkii 2011.

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Spain, ayaa dib u soo furtey doontii la afduubtey, waxaana ay hawlgalkaas ku dileen labo ka mid ah dhalinyaradii lagu eedeeyey in ay afduubteen doonta dalxiiska, sidoo kale waxaa ku geeriyodey ninkii doonta iska lahaa.

Qareenka u doodaya dhalinyarada Soomaalida ah oo lagu magacaabo Martin Reynaud ayaa sheegay in dhibaatooyinka gaajo iyo dagaal ee ka taagan Soomaaliya ay dhallinyaradan ku keliftay inay denbiyo u galaan sidii ay u noolaan lahaayeen, sidaas darteedna laga doonaayo in xaakimku fahmo arrimahaas.

Haddii Maxkamaddu ku hesho denbiga lagu soo oogay Dhallinyaradani waxay muteysan karaan in lagu xukumo xabsi daa’in.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews