berberatoday.com
Abwaan Basbaas Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa Cisbitaalak Hargeysa
March 31, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa xanuun u jiifa  abwaanka caanka ah ee Ismaaciil Cabdi Ibraahim (Basbaas), oo ka mid ah abwaanada magac ku leh guud ahaan fanka Soomaalida.

1

Abwaan Basbaas, sida ay qoyskiisu u xaqiijiyeen warbaahinta waxa cisbitaalka la dhigay habeen hore, waxaanu ku jiraa xaalad koomo ah, waxaanay dhakhaatiirta cisbitaalka guud ee Hargeysa u samaynayaan baadhis caafimaad iyo daawayn.

Abwaan Basbaas, ayaa alifay riwaayado iyo heeso caan baxay oo badan, sidoo kale wuxuu caan ku yahay majaajilada. Alle waxaanu uga baryaynaa inuu caafimaad siiyo Abwaan Basbaas. Aamiin.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews