berberatoday.com
CAKUSE MUXUU KAGA JAWAABAY XOOLAHA LA SOO CELIYEY MISE MA OGA‏
March 31, 2016 - Written by Berbera Today

MARKA waxaan salaamayaa bahda Berberatoday.com marka xigta waxaan iswaydiinaynaa WASIIR CAKUSE muxuu ka yidhi xoolihii la soo celiyey?

 
hadaba waxaynu ognahay in aan lagu muran sanayn in dhoofka xooluhu yihiin lafdhabar dhaqaalaheena in garabaha laga istaagna ay tahay muhiim dhamaan xukumad iyo shacaba.
 
hadaba wakhti xaadirkay waxa soo badanayaa xoolaha la soo celinayo kuwaas oo laga soo celinayo SAUDI ARABIA sababtuna waxay tahay in laga helo cuduro kuwaas oo marka hore ganacsatada xooluhu yidhaahdaan ha laga baadho lkiin lagu qanciyo in la baadhay sidaa uu ku ansixiyo dhakhtarka dekedu. hadaba intaanu wasiir cakuse iman markay dhacdo in xoolo la soo celiyo talaabooyin ayey wasaaradu qaadi jirtay kuwaas isugu jiray in la eryo dhakhaatiirta maxjarada iyo dhakhtarka dekeda oo talaabadaas qaaday dr cabdi aw daahir.
 
hadaba intaanay dhicin in la xoojiyo gebi ahaanba xoolaha waxaan wasiir cakuse u soo jeedin lahaa 
1. in uu bedelo dhakhtarka dekeda madaama dhakhtarka dekeda jeddah hayo shahaadooyinkii uu soo seexay oo beenowday in xooluhu shahada siiyay aan caafimaad qabin halkaas uu ku luntay kalsoonidii lagu qabi lahaa 
 
2. in uu ka qaado laba xil ee halka qof isku hayo ee kala ah dhakhtarka dekeda iyo isuduwaha gobolka saaxil waayo laba shaqo ma wada qaban karo hal qof kolba mid ayuu dayacayaa taasina waa ta keenaysa in xoolaheenu dib loo soo celiyo taas dhib iyo adhax jabku ah dhamaan bulsha weynta somaliland.
 
Dr Jaamac Maxamed (jeesto)
jaamac@muchomail.com
Burco Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews