berberatoday.com
Dawadda khilaafka Xisbiga Ucid
March 31, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
astanta-ucid1

Dawadda khilaafka Xisbiga Ucid

 

 

Sida laga wada war qabo khilaafka xisbiga ucid Shantii sanadood ee u danbeeyayba wuu so

noqnoqonaayay kaas oo ay isku qabsadeen markii kobaad Faysal cali waraabe iyo Cabdiraxmaan Ciro

maxakamadna isla galeen loona xukumay Faysal, dhawr mar oo ka danbaysayna ay isku khilaafen

musharaxiinta xisbiga, is qabsiyadaas oo kii kobaad maxakamadi kala xukuntay una xukuntay Faysal

cali waraabe ayay garabkii kale ee uu hugaaminaayay Cabdiraxmaan ciro uga tageen xisbigii.

Markii ururada lafury ee la bilaabay ururada in la diwaangaliyo (registering) ee xisbigii ucid intoodi

badnayd raacen Cabdiraxmaan ciro Waxna ururadii kale ku biiren Faysal cidluu soo istaagay isaga iyo

ucid baa is eegtay cadceed sii dhacaysuu sacabada ku celinaayay ceeb ayuu ka baqaayay in uu ka

galbado saaxada siyaasada Somaliland haduu hadho ururkiisa ucid isagoo ku hadala kululaa markaa

xukumda dalka ka talisa iyo xisbi xaakimka kulmiye.

Taladu yaday ka qasantahay faysal oo laba urur oo cadaw u ah uu u kala arko kulmiye iyo wadani

ayuu Jamaal iyo cabdirashiid xasan mataan heshiis la galay ay ku heshiiyeen in ay yaguna ururka

muruq maal iyo maskaxba ku bixiyaan sidii uu ugu gudbilahaa Xisbi isla markaana ay yagu ka noqdaan

musharaxiin faysalna uu ahaado gudomiyaha loona bixiyo xisbiga new ucid.

Ilaahay amarkii way dhacday in faysal neefi ka fuqday markii uu ururkii new ucid u gudbay xisbi

waxes nasiib daro ah in uu faysal qawlkii rag isku ogaa ka baxay oo ragii so saaray ee uga hiiliyay

cadawgiisi siyaasada uu yagii ku bedelay ragii cadawga u ahaa talona ka qaato.

Nasiib daro Jamaal wuu ku kaliyaystay damiir xumida gudomiyaha markii uu ka baxay musharaxii

madaxwayne ku xigeenku xisbiga una dul qaadan wayay deelqaafka uu ku hayo hugaanka xisbigu,

balse Jamaal wuu ku adkaystay in uu la gudhiyo faysal oo aanu cidla uga tagin xisbigii uu muruqa iyo

maalkaba ku bixiyay.

Nasiib daro faysla laba jeer oo hore ayuu isa soo sharaxay waanu ku guul daraystay oo labadii jeerba

kaalinta sadexaad ayuu galay waa u maga xumo inuu maantana yidhaahdo waan isa soo sharaxayaa,

Dawadda khilaafka xisbiga ucidna waa faysla oo laga tuuro xisbiga lagna xayuubiyo xasaanada uu ka

hayo xisbiga haduu sidan ku sii jiro abid meel gaadhimaayo xisbigu masuuliyadaasi ciday

saarantahayna waagolaha dhexe haday diyaar u yihiin inuu xisbigu dhisnaado hadafkiisan rumeeyo waa

in ay doortaan hogaan karti iyo aqoon leh.

WABILAAHI TAWFIIQ

Econ: Mohamed Ibrahim Ismail ABAALE

Email, abaale11@hotmail.com

Phone: 00252634240356

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews