berberatoday.com
Siilaanyo iyo Ciro oo kulan qarsoodiya xalay madaxtooyada ku yeeshay iyo waxay ka wada hadleen
March 31, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Gudoomiye Cirro Oo Xalay Kulan Yeeshay Iyo Waxyaabaha Ay Kulankaasi Kaga Wada-hadleen 

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan Madaxtooyada kula yeeshay gudoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxman (Cirro) kulankaaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin ayaa la sheegay in uu Madaxweyne siilaanyo dalbaday waxaana la sheegay in uu madaxweynuhu gudoomiye cirro u bandhigay dalab ah in uu aqbalo dib u dhigista diiwaangelinta oo xisbiga waddani hore u qaadacay

 

Lama oga in gudoomiye cirro soo jeedintaasi aqbalay oo uu bedeli doono mawqifka uu xisbiga waddani ku diiday dib u dhigista diiwaangelinta cod bixiyayaasha

 

Xisbiga waddani ayaa hore u sheegay inaaay jirin sabab dib loogu dhigo diiwaangelinta naadaana oo gobolada Awdal, Hawd, Gabiley, iyo Saaxil oo ay abaar ba’ani ka jirtay ay ka soo dhamaatay diiwaangelintu

Berberatoday.com

hargeysa
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews