Dawlada Cusub Ee Dalka Libya Ee Tageerada Buuxda Ka Helaysa Qaramada Midoobay Oo Mucarado Xoogan La Kulantay
April 1, 2016 - Written by Berbera Today
Libiya(Berberatoday.com)-Xubno ka tirsan dowladda cusub ee Libya ee ay taageerayso Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo Ra’iisal wasaare Fayez Sarraj, ayaa yimid magaalo madaxda Libya ee Tripoli. Waxay mucaardo xoogan kala kulmeen maamulayaasha magaalada oo dalbaday in ay magaalada ka baxaaan ama ay isi soo dhiibaan.