berberatoday.com
Dawlada Turkiga Oo Lagu Eedeeyey Inay Dib U Celinayso Qaxoontiga Ka Imanaya Dalka Suuriya
April 1, 2016 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Hay’adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa sheegaysa in Turkiga uu kummanaan qaxooti Suuriyaan ah uu ku khasbay in ay dib dalkooda ugu laabtaan, arrintaasi oo meel ka dhac ku ah qanuunka caalamiga ah.

160219035737_refugees_children_512x288__nocredit

Cilmibaarayaal ka tirsan hay’addani oo ku sugan koonfurta Turkiga ayaa sheegay in dalkaasi Turkiga laga musaafurinayay maalin kastaa ku dhwaad 100 qof oo reer Suuriya tan iyo bartamihii bishii Janaayo ee sanadkan.

Midowga Yurub ayaa dhawaan heshiis kula galay Tuirkiga in qaxootiga reer Suuriya ee gaaray jaziiradaha Giriigga dib loogu celiyo Turkiga.

Balse Amnesty waxa ay sheegeysaa in warbixinadeeda ay muujinayaan in Turkiga uusan ahayn waddan ay ku badbaadayaan qaxootiga reer Suuriya.

Dowladda Turkiga ayaa beenisay in ay dad qaxooti ah ay xoog ugu celisay Suuriya.

 

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews