berberatoday.com
Reer Awdal oo Naxli ku Fasirtay Weedho Kasoo Yeedhay Gudoomiyaha Guurtida “..Maxaad tidhi BAKI-yaa… Caydh-baa Joogtee Caydha haloo Gurmado i’dheh..”.Gudoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan
April 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa xaaladaha abaareed ee ku habsaday deegaanada Galbeedka Somaliland, siiba deegaanado ay kamid yihiin degmada Baki, waxa uu kaga dareen celiyey hadal kakan oo turjumaadiisa loo fasiran karo dhinacyo badan, oo qaarkood ku fasirayaan aragtidiisa ku aadan xaaladaha deegaanadaa ka jiran mid nacayb ku jiro. Sidaa Gudoomiyuhu waxa uu ku sheegay kulan shalay dhex maray isaga iyo Warbaahinta.

Hadallada Gudoomiye Saleebaan iyo warbaahintu is dhaafsadeena waxa uu dhacay sidan; “..Maxaad meel igu jeedinaysaa Bari iyo Galbeed iyo kuwa dhexeba way haysata (Abaartu). Maxaad tidhi Baki-yaa… Caydh-baa Joogtee Caydha haloo Gurmado i dheh. HAA caydha haloo gurmado..”. Sida waxa yidhi Gudoomiyaha golaha Guurtida Saleebaan maxamuud Aadan, isagoo laacayey su’aal uu waydiiyey mid kamid ah Wariyeeshii ku sugnaa goobta, kaasoo weydiintiisu u duwaysay qadiyadda hadalka Gudoomiyaha inuu waxka yidhahdo xaaladdaha abaareed ee ka jirta deegaanadda galbeedka fog ee Somaliland.

Hadalka Gudoomiyaha ayaa laga bixiyey doodo xambaarsan aragtiyo kala duwan, kuwaasoo qaarkood u fasisheen weedhaha Gudoomiye Saleebaan kuwo ku digasho ah, oo uu ku yasaayo dadka ku dhaqan deegaanada galbeed ee gobolka Awdal, halka dadka qaarkoodna ku micnaayeen kelmedahah Oday Saleebaan qaar aan lahayn wax turxaan ah oo laga dhex baadho, balse hore ayaa loo yidhi hadal waa Margi oo qofba waa siduu u qaato ama u micnaysto.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews