berberatoday.com
Ujeedada Kulan Dhex-maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiye Cirro
April 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo,  ayaa xalay kulan madaxtooyada kula yeeshay guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha mucaaradka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Kulankaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin, ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Silaanyo dalbaday, waxaana la sheegay inuu Madaxweynuhu;  guddoomiye Cirro ka codsaday inuu aqbalo dib u dhigista diiwaangelinta oo uu xisbiga Waddani mawqif adag ka qaatay.

Lama oga in Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro aqbalay soo jeedinta Madaxweyne Siilaanyo oo uu bedeli doono mawqifka uu xisbiga Waddani ku diiday dib u dhigista diiwaangelinta cod bixiyayaasha.

Xisbiga WADDANI  ayaa hore u sheegay inaanay jirin sabab dib loogu dhigo diiwaangelinta, maadaama oo gobalada Awdal, Hawd, Gabiley iyo Saaxil oo ay abaar  ba’ani ka jirtay ay ka soo dhammaatay diiwaangelintu.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews