Daawo Muuqalka”Dalk Liberia Oo Mar Kale Cudurka Ebola Lagu Arkay
April 2, 2016 - Written by Berbera Today
Manrovia(Berberatoday.com)-Saraakiisha caafimaadka ee dalka Liberia ayaa sheegaya in qof dumar ah ay u dhimatay cudurka Ebola, bil kaddib markii cudurkaasi la sheegay in uu ka dhammaaday dalkaasi.