Faysal Cali Waraabe Oo Masuuliyiin Shirweyne Lagu Doortay Oo Xisbigiisa Katirsaan Sheegay Inuu Xilalkii Ka Qaaday Kuwo Kalena Magacaabay
April 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiyha xisbiga UCID Eng. Feysal Cali Waraabe oo lagu sheegay in xilka lagaga qaaday afar Masuul oo sare oo uu ku jiro guddoomiye xigeenkii 3aad ee xisbigaasi mujaahid Cali Guray, Oo Halkiisii Loo Magacaabay Jiir Cali Madoobe halkan ka akhriso

