berberatoday.com
La kulankii Dr Cumar Cilmi Dixood Waxa Qoray Cumar Serbiya
April 2, 2016 - Written by Berbera Today

La kulankii Dr Dixood

Marxuum Dixood
Dr Cumar Dixood oo ahaa siyaasi madaxweyne siilaanyo kala taliya arrimaha ictiraaf raadinta , isla markaana aaminsanaa diinta kiristanka una ololayn jiray qaadashadeeda,waxa jirtay maalin aanu arooryo hore ku sheekaysanay Hargeysa ,
anigu wax badan kama aqoonin intii ka horaysay maalinkaasi, kaliya in uu xilkaasi madaxweyne Siilaanyo u yahay la taliye iyo xan kale oo ku saabsan mabdi’iisa diimeed ,
waxa uu iiga waramay fahamkiisa ku aadan manhajka waxbarasho ee ardayda Soomaaliland oo uu sheegay in uu daraasad ku sameeyey uu qabo waxa uu ii sheegay in loo baahan yahay in laga saaro waxii dhaqan carbeed ah ee ku jira manhajkaasi .
waxa kale oo uu ii sheegay in dhibaatooyinka in badan bulshada Soomaalida ku dhaca ay kaw ka tahay mabda’a diineed ee ay haystaan , .
isla sheekadiisa waxa uu ku xusay in uu diinta islaamka uu hore uga baxay , taasi uu ku sheegay inay noloshiisa wax badan oo togan ka bedeshay . waxa uu intaasi ku daray in uu waajib ka saaran yahay fidinta diinta kiristanka , waxa kale oo uu aaminsanaa in Somaliland loo sameeyo wasaarada diimaha bedelka ay hadda ay tahay wasaarada diinta
Dr Dixood ayaa Hargeysa ku geeriyooday

 

 

Waxa Qoray Cumar Serbiya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews