berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gaadiidleyda Xamuulka Somaliland Oo Dhawaaq Dheer Kasoo Saaray Sahaqadoodii Oo Gaadiid Itoobiyaan Ahi La Wareegeen Fariina Udiray Xukumada Somaliland
April 3, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Gaadiidleyda Xamuulka Qaada ee Somaliland ee Tawfiiq oo Maanta Warbaahinta Berbera kula Had;ay ayaa sheegay in shaqadoodii ay gaadiidka usoo iibsadeen ay ka qaadeen gaadiid waaweyn oo dalka Itoobiya ka yimi kuwaas oo guud ahaan Raashinkii caawimada ahaa ee Haayada Cuntada Aduunka ee WFP kusoo xidhay Dekeda Berbera ee loo daabulaayay dalka Itoobiya laga qadiyay iyada oo meeshana laga saaray heshiis hore udhex maray gaadiidlayda Somaliland iyo Itoobiya heshiiskaas oo ahaa inay Raashinkaas hayadu keentay 50%na ay qaadaan gaadiidka Somaliland oo geeyaan dalka Itoobiya 50%ka haadhayna ay qaadaan ama daabulaan gaadiidka itoobiyaanku arinkaas ayay sheegeen Gaadiidleyda Somaliland inuu gabi ahaanba meesha kabaxay raashinkiina Labadii bilood ee udanbeeyay daabulayeen gaadiidka Itoobiyaanku halka ay gidaarada hoganayaan Gaadiidkii Muwaadiniintu.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamsytiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews